Webiga Shabeele oo ku fatahay deegaano ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wabiga Shabbelle ayaa kufatahay qaar kaid ah Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha dhaxe oo uu ka geystay qasaare isukugu  jira naf iyo maal.

Tuulooyinka uu ku fatahay wabiga shabbelle ayaa waxaa kamid ah Raqeyle,Toogaare,iyo Oobaale, waxaana qasaaraha ugu weyn uu kageystay tuulada Raqeyle ee gobolka shabbeellaha dhaxe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here