Webiga Jubba oo ku fatahay Baardheere

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid wadooyinka ugu muhiimsan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa weli dhax fadhiyaan biyihii roobka deerta taasi oo sameysay isu socodka iyo ganacsiga degmada Baardheere iyadoona qaar kamid ah dadka ku ganacsada suuqyaraha degmada ay agabkooda ka rartay.

Shacabka degmada ayaa sheegaya in biyahaan ay iska soo kulan sadeen roobka iyo kuwo ka yimid webiga juba iyadoona shacabka magaalada labadeeda dhinac ay ku marayaan foostooyin laga sameeyay dooman.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here