Waxgaradka Gaalkacyo Oo Ku Baaqay in wax laga qabto Dadka Xaalufinaya Dhirta.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ay Magaalada Gaalkacyo ku yeesheen Waxgaradka odoyaasha Siyaasiin iyo dhalinyarada ayaa waxay uga hadleen Xaaluf lagu hayo dhirta Deegano hoostaga Degmada Hobyo iyo Deegana kale ka tirsan Galgaduud iyo Mudug sidoo kale dadkaan ayaa waxay sheegeen in Duurjoogta la xaalufinayo taasina dadka iyo deegaanka ay dhibaata ku tahay.

Dadkaan kulanka ku yeeshey Gaalkacyo ayaa Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Galmudug ka Codsadey in wax laga qabto Xaaladan oo keentey in dhibaatooyin ay kamid tahay dhuxusha oo qaaliboowdey dadkuna ay ku adkaatey in ay iibsadaan iyagoo soo jeediyey in dadka xaalufka deegaanka iyo duurjoogta wada sharciga la marsiiyo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here