Waxbarashada deegaanada miiga ah ee Gobolka Galgaduud Oo dib u soo noqotey.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxbarashada deeganada miiga ah gobolka Galgaduud ayaa sixoogan u korortay waxana arintaas sabab u ah Roobka xilliga Guga oo inta badan sifiican gobolka kagada’ay waxaana taasi keentay in dadkii xoola dhaqatada ahay schoolada deeganada miiga ah yimadaan siyey Cashirada u qataan.

Qaar kamid ah waalidiinta iyo ardada fursadda u heley in ay helaan waxbarashada ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here