Wax soo saarka Beeraha Degmada Buur-Hakaba Oo hoos u dhac ku yimid

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maamulka Degmada Buur-Hakaba iyo qaar kamid ah Madaxda degmada ayaa booqdey beeraha degmadda halkaas oo wax dalag ah uusan kasoo go’in sanadkan sababo ku aadan Roob yaraanta ku dhacdey deeganadaas maadama dhulka uu ku tiirsan yahay Roobabka.

Maamulka Degmada ayaa Xog wareystey Beeraleyda Degmada Buur-hakaba si ay u dhageystaan baahiyoodka iyo sida uu yahay Beeraha Degmadaasi.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here