Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS Oo kor meertey Howlaha shaqo Isbitaalka Gobolka Galgaduud.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka guud ee gobolka galgaduud ayaa waxaa booqasho ku gaaray Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka DFS Maryan Maxamed Xasan oo ay wehlinayaan wasiirka caafimaadka Galmudug, agaasimaha guud caafimaadka galmudug iyo mas’uulin kale oo wefdiga la socday.

Mas’uulinta ayaa booqashadooda isbitaalka ayaa waxaa fahfaahin ka siyay adeegyada bulshada u haayo agaasimaha guud ee isbitaalka gobolka galgaduud Dr Abuukar Faarax.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here