Wasiirka Waxbarashada KGS Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Iskuulada ku Yaala Degmada Xudur.

0
333

Wasiirka wasaradda waxabarashada  Hidaha iyo Tacliinta sare KGS oo malintii labaad howlo shaqa u jooga  Degmada Xudur ee Gobalka Bakool waxaan kormeer ku sameyay  iskuulada ku yaala Degmadaasi

wasiirka waxa boqashadiisa ku wehlinaya Agasimaha guud Ee Wasaradda waxabarashada hidaha iyo tacliinta sare KG,Agasimaha madaxtooyada Gobalka bakool ,Gudiga waxabarashada heer gobal iyo degmo, iskuulada wasiirka oo booqday ay waxa kamid ah iskuulka maamo geedi primary and secondary iyo xudur primary and secondary iskuul.

Warkaan Waxaa inoo hays Raxma Salaad 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here