Wasiirka Waxbarashada KG Oo Kormeerey Iskuulaadka ku yaala Magaalada Baydhabo

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kormeerkaan uu Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda KGS ku tagay Dugsiyada ku yaala degmada Baydhabo,ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa, Dabagalka Dugsiyada iyo habka Waxvarashada u socoto,Kormeeridda Macalimiinta,Dabagalka halka uu marayo Manhajka Waxbarashada, gaar ahaa Fasalada 8aad iyo 14aad, Ogaashiyaha Baahida Dugsiyada, Kormeeridda Barnaamijka Quudinta Ardayda,Iyo Udiyaar garowga Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe iyo Sare.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here