Wasiirka Waxbarashada KG Oo Daahfuray Imtixaanka Qaadashada Shahaada Macalinimada.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dowlada KG Mudane Mustaf Ahmed Idow ayaa Daahfuray Imtixaanka Qaadashada Shahaadada Macalin-tinimada kuwaas oo Duruusta Ku soo qaatey labo sano Xarumaha Tababarada Macalimiinta ku yaala Degmooyinka KGS.

In ka badan 400 oo Macalimiin ayaa U Fadhiistey Imtixaanka Qaadashada Shahaada Macalin-tinimada Kaas oo ka dhacayey Todoba Degmo oo ka tirsan Deegaanada Dowlada KGS.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here