Wasiirka Wasaardda Qorsheynta KG Oo Daahfurey Barnaamijka Dib U Eegista Qorsheeynta iyo Hormarinta Hey’adaha Arimaha Bulshada.

0
294

Shirkaan halka maalin ah ayaa waxaa loogu hadlayay Qorshahayaasha u degsan Dowlad Goboleedka KG, ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Hey’adda Cunada Aduunka ee WFP iyo Wasaarada Qorsheynta KG,Waxaana Shirka inta uu socday diirada lagu saarayay Xaalada Dadka Reer KG ay ku sugan yihiin iyo sidii wax loogu qaban lahaa Arima ay kamid yihiin Shaqa Abuurka Kor u qaadida Waxsoo saarka Cunada Hormarinta Adeegyada Caafimaadka si loo gaaro Hanaan isku filnaansha ah.

Warkaan Waxaa Inoo Haya C/qaadir Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here