Wasaaradda Waxbarashada KG Oo ka hadashay Tayeenta waxbarashada degaanada KG.

0
368

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xil.Maxmed Yusuf Xasan (Waliid) ayaa ka hadlay waxbarashada ka jirta Gobalada Koonfur Galbeed isagoona sheegay in kor loo qaadi doono tayada waxbarashada iyo aqoonta macalamiinta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here