Wasiirka Wasaaradda Haweenka KG Oo Degmada Xuddur Tababar Ugu Furtey Qaar Kamid Ah Bulshada Ku Nool Degmadaasi

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ku saabsanaa Dejinta Qorshiyaasha shanta sano ee soo socto ay ku shaqeynayso Wasarada Haweenka iyo xaququl insanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galeyn Qaar ka mid ah haweenka Degmada xudur. Inta uu socdo Tababarkaan waxa la isla wadagayaa fikiro qorshiyaasha wasaarada ay ku shaqeynayso iyo baahiya dumarka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here