Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Pundland Oo kulan la qaatay Gudoomiyaasha kaamamka Garoowe

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ay soo qaban qaabisey wasarada gar gaarka maareynta masiibooyinka dowlada goboleedka puntaland ayaa ahaa kulan uu wasiirka wasarada gar gaarka la qaatey gudoomiyaasha kaamamka ku yaala magaalada garoowe

Uga horeyn qaar ka mid ah gudoomiyaasha kaamamka ayaa wasiirka uga warbixiyey Xaaldaha ka jira kamamka iyo Caqabadaha haysta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here