Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka,Gudoomiyaha Ururka kubada cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa Kormeerey Garoomada Kubadda Cagta Degmada Baydhabo oo Ugu Horeeyo Garoonka Dr Ayub Oo Dhismihiisu.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera