Aqoon is weydaarsi lagu soo Bandhigaayo Qabyo Qoraalka Sharciga Booliska Oo Magaalada Baydhabo Ka Furmay

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isxaaq Cabdi ayaa Magaalada Baydhabo ku dahfurey Aqoon is weydaarsi lagu soo Bandhigaayo Qebyo Qoraalka Sharciga Booliska Dowlada Koonfur Galbeed Midkaasi oo loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka iyo Dhamaan Dhinacyada kale ee Danaynayaan Sharcigan Qebyo Qoraalka ah, Tababarkan wuxuuna socon doona Mudo Sedax Maalin ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here