Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KGS Oo Kulan La Qaatey Qaar kamid ah Maamulayaasha Iskuulada ku yaala Degmada Baydhabo.

0
265

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan Ka dhacay Xarunta Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka KG Xarunteeda Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saaraayay hormarinta Waxbarashada Ardeyda wax ka barata Deeganada KG, sidii ay u noqon lahayd KG Meelaha ugu waxbarashada Wanaagsan Guud ahaan dalka taagerida Dadka danyarta ah iyo Sidii ay Waxbarasho u heli lahaayeen Dadka baahiyaha Gaarka qaba gaar ahaan kuwa hada wax ku barta Iskuulada wax lagu baro dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here