Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KG Oo Baydhabo ku Daah Furey Shir ku saabsan Wadatashiga Siyaasada Waxbarashada Xaaladaha Deg-degga ah.

0
274

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraayay xaaladaha Deg-degga ah ee Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

waxaana ka soo qeyb-galay Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaarada’ Saraakiil ka Tirsan Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya’ Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed iyo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare KG Xil Maxamed Yusuf Hassan waliid.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here