Wasiirka Wasaarada Cadaalada KG Oo Booqasho ku Tagey Xabsiga Dhaxe Ee Degmada Xudur

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Booqashadaan uu ku Tagey Xaruunta Xabsiga Dhaxe Ee Degmada Xudur Ee Xarunta Gobalka Bokool Wasirka wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka KGS ayaa aheed mid uu uga kuura galayay Xaalada Xabsiga asagoona Boogday Halka ay ku jiran Maxabiista Raga iyo Dumarka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here