Wasiirka Wasaarada Caafimaadka KGS Oo Kulan Isxog Wareysi Ah La Yeeshay Wakiilada Caafimaadka ee Degmooyinka KG.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasarada caafimaadka ee dowlada goboleedka koonfur Galbeed soomaliya Maxamed Cusmaan Haaji Jiidow ayaa waxaa kulan Isuga jirey qado sharaf iyo is xog Wareysi la yeeshey qaar ka mid Wakiilada caafimaadka ee Degmooyinka Koonfur galbeed soomaliya Kuwaasi oo maalmiihii la soo Dhaafey Magaalaa Baydhabo u joogey Shir ku saabsan kordhinta xog Aruurinta Degmooyinka KGS ee dhanka Caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here