Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta KG oo ka Hadlay Dadaalo lagu Hormarinayo Arrimaha Wasaaradaasi.

0
208

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Saalax Shariif Siidkey Wasiirka wasarada awqaafta iyo arimaha Diinta ee dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadley arimo dhowr ah oo ku saabsan arimaha Wasaarada ,Wuxuuna uu tilmaamey in wasarada ay dhowaan Bilowdey afurinta Kun qofood ayna wadaan qorsho kale oo lagu gurmanaayo dadka Danyarta ah ee ku nool degaanada koonfur galbeed Soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here