Wasiirka Tamarta KG Oo Booqday Xaruunta Solorka laga hirgaliyay Baydhabo.

0
74

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasarada tamarta iyo kheyraadka biyaha ee maamulka konfur galbeed soomaliya ayaa waxaa uu kormeer indha indheen ah ku tagey xarunta soolarka magalada baydhabo oo ah midii uga horeysey ee laga xigeliya magalada waxaana kormeerkiisa ku wehelinaayey qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka KGS

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here