Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Tababar U Xiray Qaar Kamid ah Shaqaalah Wasaaradaasi.

0
381

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Tamarta iyo Qeyraadka Biyaha Dowlada Gobaleedka KGS ayaa waxaa ay ka qeyb qaateen Tababar lagu baranaayey sidii biyaha loo Nadiifin lahaa iyo ka hortagida Cudurada ka dhasha biyaha Wasaqeysan Waxaana uu Tababrkaani Socodey mudo shan Maalin ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here