Baydhabo(Radio Arlaadi)- Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Sadiiq Xirsi warfaa ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka danta yer ee ku nool caasimadda.
Ka dib kulan ay ku yeesheen Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ayay kula kala saxiixdeen labada masuul.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan