Wasiirka Howlaha Guud KG Oo kormeeray wadooyin laga dhisayo qaar kamid ah Xaafadaha Baydhabo

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada howlaha guud dowlada Koonfur Galbeed Mudane Dahir Abdi Abdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay wadooyin ay wasaarada ka dhisayso magaalada Baydhabo.

Jidadka wasiirka uu kormeeray waxaa kamid ah Jidadka Bayhaaw, Mursal-Laami jajabka iyo Xabsiga wayn kuwaasoo laga dhisayo wadooyinka dhagxaanta (Cobblestone) oo si casir ah loo dhisayo.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here