Wasiirka Hawlaha Guud Soomaaliland Oo booqday dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Farsamada gacanta magaalada Hargeysa ee maamulka soomaaliland ayaa waxaa ka socdda dhismooyin dib loogu habeynaayo iyadoo dhismaha dugsiga iska ka shanayaan wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyaynta soomaaliland iyo hay’adda GIZ.

Xarunta dugsiga farsamada gacanta sodob fasal, afar xafiis iyo beer weyn oo lagu tababari doono ardada baraneysa cilmiga Beeraha

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here