Wasiirka Haweenka XFS Oo xarigga ka jartey Xafiiska isku duwidda Xaquuqda Aadanaha

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiskan Laga Furey Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xafiiska Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS, ayaa si gaar ah uga shaqeyn doona ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, maadama aan horey u jirin Xafiis si gaar ah uga shaqeeya Xuuquuqul Insaanka.

Munasaabada Furitaanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Xogyaha Xafiiska Raisul Wasaaraha iyo Wasiirka Wasaaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here