Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG oo Sheegtay inay Wado Dadaalo Lagu Hormarinayo Carruurta iyo Haweenka.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in ay wado dadaalo lagu hormarineyo Carruurta Derba jiifta ah iyo Haweenka ku nool Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya kadib markii ay ka qeybgashay kulan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed uu su,aalo ku weydiinaayay xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada isaga kula xisaabtamaayay waxyaabaha u qabsoomay.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here