Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madarasada Ibnu Abaas oo ka mid ah Madarasooyinka Ku yaala Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Waxaa booqasho Ku Tagey Wasiirka Wasarada Diinta iyo Awqaafta Dowlada KGS iyo Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka KGS,Waxaana Madarasada ku sugaan Boqalal Caruur ah oo qaadanayeen Casharadoda Maalinla ah ah.
Warkaan Waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir