Wasiirka Dhalinyarada KG Oo Kulan la qaatay Ururada dhalinyarada ee ka dhisan Baydhabo.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan dhaxmaray Ururada dhalinyarada ee ka dhisan KG gaar ahaan kuwa Jooga Magaalada Baydhabo iyo Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha KG kuna wehliyeen wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxaa uu u jeedkiisu ahaa sidii la iska wareysan lahaa sida ay u wada shaqeyn lahaayeen Ururada dhalinyarada Bulshada iyo Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha islamarkaana ay ka wada shaqeeyaan xaqiijinta U adeegida Bulshada gaar ahaan dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here