Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraha XFS oo ka hadlay furitanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi Wasiirka wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay xiliga furitaanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo qorshaha wasaaradu ee dhanka horumarinta ciyaaraha isagoona sheegay in Wasaaraddu waddo qorshe garoomada dalka Habeenkii loogu ciyaari karo tartanka ciyaaraha maamul gobaleedyada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here