Wasiirka Cafimaadka Galmudug oo booqday isbitaalka guud ee degmada Caabudwaaq.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa booqasho ku tagay Cisbitaalka Guud ee Degmada iyo Cisbitaalka Midnimo, Wasiirka waxaa Cisbitaalada ku soo dhaweeyay Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Galgaduud Mudane Mohamed Ismaaciil iyo Iskuduwaha Caafimaadka Dagmada Caabudwaaq Mudane Cabdinasir Cali Jaamac.

Wasiirka ayaa kormeeray qaybaha ay ka kooban yahihiin Cisbitaalada sida talaalka,Hooyada iyo dhalaanka, Farmashiga, Emergency-ga iyo qaybaha kala duwan ee cisbitaalada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here