Wasiirka Cadaalada Iyo Garsoorka DFS Oo Kormeer Ku Tagey Xabsiyada Magaalada Baydhabo Oo balan qaaday Kor u qaadida Hey’adaha Garsoorka KG.

0
362

Kormeerkaan ay Sida wada jirka ah uwada sameeyeen Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garaoorka, Dowlada Somaliya iyo Midka KG ayaa ahaa kormeer shaqo ay ku booqanayeen Xabsiga dhexe Baydhaba iyo Xabsiga Weyn ee dhismihiisu ka socda Magalada, Iyadoo ugu danbeyntiina uu Wefdiga soo booqdeen Xafiiska Wasaarada Cadaaladda KGS.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here