Wasiirka Bay’ada iyo Duurjoogta ee KG oo Bulshada Uga digay Xaalufinta iyo jaridda Geedaha.

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaaradda Bay’ada iyo duurjoogta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cali Isaaq Cumar ayaa waxaa uu sheegey in muddooyinkaan  ay soo badanayaan xaalufinta ama jaridda dhirta taasi oo loo isticmaalayo dhuxusha iyo wax yaabo kale.

Wasiirka ayaa tilmaamey in Degmooyin badan oo ka tirsan Gobolada baay, Bakool iyo Gobalka Shabeelaha hoose ay ka mid yihiin meelaha sid aadka ah ay ugu socdaan jaridda dhirta.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here