Wasiirka Awqaafta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Marka

0
300

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta Shabeelaha Hoose.

Wasiirka ayaa waxaa ku wehliya socdaalkiisa Xildhibaanno ka tirsan Barbaalamaanka iyo saraakiil ciidan.

Wafdiga Wasiirka Awqaafta uu horudhac u yahay Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee la qorsheynayo in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here