Wasiirka Arimaha Diinta iyo Owqaafta KG oo kulan la qaatay Culumaa’udiinka Baydhabo.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada Diinta iyo Arimaha Awqaafta dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa looga hadlaayay is xog wareysi oo wasaarada la yeelaneyso culumaa’udiinka Magaalada Baydhabo.

Kulankaani ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada arimaha diinta iyo awqaafta koonfur galbeed Shariif Saalax Shariif Siidkey,agaasimaha guud ee wasaarada, lataliyaha madaxweynaha dhinaca diinta Sheekh Xasan Ilowle iyo culumaa’udiinka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here