Wasiirka Amniga XFS Oo soo xiray Tababar ku saabsan Xiriirka Booliska iyo Bulshadda.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Balaaran oo Tababar loogu Soo xirayey 150 qof oo Tababar ku qaadanaayey Akadheemiyadda Taba barka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Generaal Kaahiye ee Mugadisho ayaa waxaa lagu qabtay Magalada Muqdisho.

Munaasabada oo ay Soo qaban qaabiyeen Hogaanka Xiriirka Bulshada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiiro, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Qeybaha Bulshada Rayidka ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here