Wasiirada Wasaaradaha Beeraha XFS iyo kuwa Maamulada Oo Baydhabo soo gaarey.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS iyo Wasiirada Wasaaradaha Beeraha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soogaarey caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka KGS ee Baydhabo.

Wasiirada iyo wafdigooda waxaa airport-ka magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyeen masiiliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here