Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada KG oo Ka Hadlay Arimaha Imtixaanadka Sanad Dugsiyeedka 2020.

0
285

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobaadkii la soo dhaafey markii ay wazaarada waxbarashada Ee Somalia iyo wazaaradaha Waxbarashada maamul goboledyada Somalia shir labo maalmood ugu socdey Magaalada Mogadisho midkaas oo laga soo saarey war murtiyadeed ay ku midoobeen dhamaan wazaaradaha Dowlad Goboledyada iyo Dowlada Fadaralka Somalia.

Waziir ku xigeenka wazaarada waxbarashada Maamulka KGS waxa uu ka warbixiyey shirkii ku soo Cidlaadey magaalada Mogadisho oo laagu hadleyey imtixaanada Sanad Dugsiyedkan 2020 iyo waxyaabihii ugu Aadana Maamulka KG.

Dhanka kale waziir ku xigeenka waxbarashada Maamuulka Dowlad Goboled kGS ayaa isaga oo hadal kiisa sii wata waxa uu ka Hadley dhanka imtixaanka waqtiga la qaban doono.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here