Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada KG Oo Tababar aqoon kororsi ah u Furay Qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaasi.

0
207

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ku saabsanaa sidii kor looga qaadi lahaa waxbarshada gabdhaha ayaa la siiyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here