Wasarada waxbarshada KG Oo Maamuliyaasha iskuulada ugu baaqday inay Isticmalaan Systemka Aruurinta Xoqta Ardayda

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhawaan Wasarada Waxbarshada KGS ayaa Waxaa ay Soo Saartay Natiijada Imtixanka Fasalka 8aad ee Iskuulada Baay,Bakool iyo Shabellada Hoose taasi ayaa waxay keyntey in wasaaradu ay sheegto in sanadaha soo socda ay rajeynayaan tirada ardayda Fasalka 8aad imtixaanka laga qaadayo ka badan doonan kuwa Sanadkaan waxaa sidaasi yiri Cabdifatax isaaq maxamed Wasiir ku xigeenka Wasarada Waxbarshada hidaha iyo Taclinta Sare Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here