Wasaraada Gargaarka Dowlada Soomaaliya Oo Sheegtay In Cabsi Weyn Laga Qabo Inuu Fatahaad Horleh Uu Sameeyo Wabiga Shabeele.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaraada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Somaliya Xamse Saciid Xamse Oo ka hadlaayay xaaladaha dalka gaar ahaan Cimilada ayaa Sheegay In Cabsi Weyn Laga Qabo Inuu Fatahaad Horleh Uu Sameeyo Wabiga Shabeele gaar ahaan in uu ku fataho degmooyinka baladweyne iyo Jowhar, wuxuuna sidoo kale wasiirka dadka u dhow hareeraha webiga ugu baaqay in ay ka fogaadaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here