Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somalia Oo Shaacisay tirada Xoolaha la Dhoofiyay Sanadkaan

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Xannanada Xoolaha Xukumada Federalka Soomaaliya Xasan Xuseen Eeleey oo faah-faahin ka bixiyay tirada xoolaha sanadkaan Soomaaliya laga qaaday si loo gowraco Ciiddul-Adxaa ayaa sheegay in dalka laga dhoofiyay in ka badan 1.2 Milyan oo Neef.

Waddamada Khaliijka Carabta ayaa loo raray Xoolahaasi oo la hubiyay caafimaadkooda maadaama ka hor inta aan la daabulin laga howlgeliyay dhaqaatiir si ay u ogaadaan caafimaadkooda.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here