Wasaaradda Xanaanada Xoolaha KG Oo Ka Warbixisay adeegyada ay Xoola dhaqatada u qabtaan.

0
337

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadyowga ku nool Deegaanada Koonfur Galbeed soomaaliiya waxay ganacsigooda ku tiirsan yahay dhaqashada xoolaha iyo Beeraha, wana meesha ugu badan gobolada dalka xoolo nool laga dhoofiyo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Koonfur-Galbeed soomaaliya oo ka masuul ah aariimaha xoolaha deeganada Dowlada Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay inay si habsami leh ay u socto howsha wasaarada loo igmada sida ay u bixiso dawooyinka xoolaha iyo sida ugu wanagsan wax soosarka xoolaha loo tayeyn lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here