Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in Lixdii todobaad ee la soo dhaafay uu jiray xunuun ku dhaca geela kasoo cusboonaaday qaar kamid ah deegaanada Jubbaland iyo gobalada dariska la ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy nur War’ady