Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug oo sheegtay in Cudur cusub lagu arkay Geela deganada Galmudug.

0
46

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Galmudug, Dr, Suleymaan Maxamed Saalax ayaa sheegay in ay heleen cudur ku dhaca geela kaas oo horey uga jirin degaanada Galmudug iyo gudahaan dalka balse dhanka Itoobiya uga soo gudbay Galmudug sida uu sheegay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here