Wasaaradda Xanaanada Iyo Xoolaha KG oo Awaamiir ka soo Saartay Xoolaha La Gowraco Maalmaha Ciidul Adxa.

0
496

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Todobaadyo kaliya nooga harsan maalinta farxada ee ciidul adxa oo ah maalin ku weyn muslamiinta meel kasta ay aduunka ka jogaan iyagoo maalintaasi dad badan muxsiniin ah oo Alle wax siyey ay sadaqeystaan hilibka iyo xoolaha nool ee kala duwan sidaasi oo ay jirto ayaa waxaa awaamiir soo saartey wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlad goboleedka koonfur glbeed soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here