Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Iskuulada dalka ka Saacidaysa la dagaalanka COVID-19 Sanad Dugsiyeedka 2020/2021.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sihaayaha wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada faderaalka soomaali mudane Cabdulaahi goodax barre oo shir jaraa`id ku qabtey xafiiskiisa ayaa waxaa uu kahadley furitaanka sanad dugsiyeedka cudub 2020 iyo 2021 iyadoo weli jiro cudurka covid 19 oo ku dhawaad afar bilood loo hakiyey waxbarashada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here