Wararka Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dugsiyada sare ku amartay inay dhigan bugaagta manhajka qaran ee dugsiga sare. By RADIO ARLAADI - August 5, 2020 0 387 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare.