Wasaaradda Waxbarashada Oo markale qaadaneysa Sedex kun Macallimiin

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay markale qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah si loo cirib tiro la dagaalinka Jahliga dalka soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre xili oo warabahiinta la hadlay ayaa sheegay tirada macalimiinta la qaadan doono sanda dugusiyeedka

Warkung waliba nig haayte Rahma Salaad Abdyllaahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here