Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo ku qabatay Shir looga Hadlaayey Siyaasada Qaran ee Waxbarashada Soomaaliya.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkaan Ka furmay Magaalada Baydhabo ayaa maalmaha uu Socda Looga hadli doonaa Sidii loo Jiheyn lahaa Siyaasada Waxbarashada Dalka gaar ahaan Deeganda KG, Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madax ka socotay Wasaarada Waxbarashada Dowlada Somaliya iyo Dowlad Goboleedka KG iyo quburo Ku xeel dheer Arimahan loogu hadlayo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here